HomeCaalamkaUgu yaraan 34 qof oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Yemen.

Ugu yaraan 34 qof oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay Yemen.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ilo dhinaca Taageerayaasha Dowladda dalkaasi ayaa sheegay inay Maleeshiyadda Xuutiyiinta kula dagaalameen magaalladda Shabwa ee Koonfurta dalkaasi. Waxay sheegeen in iska horimaadkaasi lagu dilay 23 ka tirsan Xuutiyiinta iyo 11 ka tirsan Maleeshiyadda taageersan Dowladda dalkaasi. Tan iyo bishii hore, waxay Ciiddanka Dowladda wadeen Hawlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan qeybo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo dhinaca Taageerayaasha Dowladda dalkaasi ayaa sheegay inay Maleeshiyadda Xuutiyiinta kula dagaalameen magaalladda Shabwa ee Koonfurta dalkaasi.

Waxay sheegeen in iska horimaadkaasi lagu dilay 23 ka tirsan Xuutiyiinta iyo 11 ka tirsan Maleeshiyadda taageersan Dowladda dalkaasi.

- Advertisement -

Tan iyo bishii hore, waxay Ciiddanka Dowladda wadeen Hawlgal ballaaran oo ay ku doonayaan inay dib ugu qabsadaan qeybo ka mid ah Koonfurta dalkaasi.

Dhinaca kale, QM ayaa sheegtay in 10,000 oo qof lagu dilay dagaalka 2 sanno jirsaday ee ka socda dalka Yemen., waxaana ku barakacay 2 milyan iyo shan boqol oo kun oo qof.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts