HomeCaalamkaAfar Wasiir oo iska casilay Dowladda Gambia.

Afar Wasiir oo iska casilay Dowladda Gambia.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Iydaoo ay 3 maalmood ka harsan tahay  Xilli-hawleedka Madaxweynaha xilka ka sii degayo ee dalkaasi, Yaxye Jaamac ayaa waxaa lagu soo waramay inay is-casileen Wasiiradii Garsoorka, Arrimaha Dibedda  iyo Ganacsiga. Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Isbuucii hore baxsadeen Wasiirkii Gaadiidka iyo kan Sport-ga, kuwaasi oo ka cabsi qaba qalaalasaha siyaasadeed ee ka jiray Gambia. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Iydaoo ay 3 maalmood ka harsan tahay  Xilli-hawleedka Madaxweynaha xilka ka sii degayo ee dalkaasi, Yaxye Jaamac ayaa waxaa lagu soo waramay inay is-casileen Wasiiradii Garsoorka, Arrimaha Dibedda  iyo Ganacsiga.

Tallaabadan ayaa timid, kadib, markii ay Isbuucii hore baxsadeen Wasiirkii Gaadiidka iyo kan Sport-ga, kuwaasi oo ka cabsi qaba qalaalasaha siyaasadeed ee ka jiray Gambia.

- Advertisement -

Madaxweynaha weli xilka sii haya ee dalkaasi, Yaxye Jaamac ayaa diidan inuu xilka ku wareejiyo Murashax ku guuleysatay Doorashadii bishii hore ka dhacday dalkaasi.

Madaxweynaha cusub, Adaama Barrow ayaa haatan ku sugan Caasimadda dalka Senegal ee Dakaar, mana kala cadda in bishan 19-keeda loo calaamo-saari doono Madaxtinimadda dalka Gambia.

 

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts