HomeWarar(SAWIRO): Danjirihii Imaaraadka Carabta u joogay Afganistan oo la dhaawacay.

(SAWIRO): Danjirihii Imaaraadka Carabta u joogay Afganistan oo la dhaawacay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka ayaa lagu sheegay in Danjire Jumca Maxamed C/llaahi Al-kaabi uu ku dhaawaxmay qarax shalay ka dhacay magaalladda Khandahaar ee K/bari Afganistan. Qaraxaasi oo lala beegsaday Kulan u dhexeeyey Danjiraha iyo Saraakiisha Deegaanka, waxaa ku geeriyootay ugu yaraan7 qof, iyadoo ay 17-kale oo ay ku jiraan Diplomaasiyiin Imaaraati […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka ayaa lagu sheegay in Danjire Jumca Maxamed C/llaahi Al-kaabi uu ku dhaawaxmay qarax shalay ka dhacay magaalladda Khandahaar ee K/bari Afganistan.

Qaraxaasi oo lala beegsaday Kulan u dhexeeyey Danjiraha iyo Saraakiisha Deegaanka, waxaa ku geeriyootay ugu yaraan7 qof, iyadoo ay 17-kale oo ay ku jiraan Diplomaasiyiin Imaaraati ah iyo  Guddoomiyaha Gobalka Khandahaar.

- Advertisement -

Danjiraha ayaa la sheegay inay soo gaareen dhaawacyo ka dhashay holaca waxyaabihii qarxay.

Dhinaca kale, ugu yaraan 30-qof ayaa ku geeriyootay, 80-kalena wey ku dhaawacmeen Is-qarxin shalay ka dhacday meel ku dhow Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

خلال زيارة سفير الدوله في كابل تم وضع حجر الاساس لدار خليفه بن زايد ال نهيان لرعاية الايتام في ولاية قندهار بحضور وزيرة العمل ووالي الولايه.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts