HomeWararMuxuu Prof. Jawaari u noqday Guddoomiyaha Dooran ee la Dooran doono..??

Muxuu Prof. Jawaari u noqday Guddoomiyaha Dooran ee la Dooran doono..??

Date:

Related stories

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...
- Advertisement -

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa wada loo saadaalinayaa inuu mar kale xilkaasi maanta ku soo bixi doono mar kale si uu qabyada u dhameystiro.

Jawaari oo aan olole badan gelin, isla markaana musharaxnimadiisa xilli danbe ku dhawaaqay wuxuu si aan la fileyn u noqday shaqsi ay iska aqbalsan yihiin siyaasiyiinta oo dhan iyo musharixiinta kala duwan.

- Advertisement -

Haddaba haddii aan eegno arrimaha keenay in Jawaari fursadan si sahlan ku helo kadib muranka dheer ka taagnaa hogaankiisa waxaan ku soo koobi karnaa arrimaha soo socda:

  1. Inuusan jirin musharax u dhigmi kara aqoon ahaan iyo khibrad ahaan oo ka soo jeeda beesha xilkan loo qoondeeyay ee Digil iyo Mirifle.
  2. Isbedel siyaasadeed weyn oo aanay suuragal ahayn inuu dalka ka dhaco siiba in xilalka waaweyn ee dowladda Soomaaliya loo kala wareejiy beelaha sida uu ololaha ugu jiray madaxweynaha Koonfur Galbeed.
  3. In Prof. Jawaari aanu cidna col siyaasadeed kala dhaxeyn, isla markaana uu yahay shaqsi aan lagu aqoon go’aano qayaxan.

Arrimahan oo dhan waxay saamaxeen in dib u doorashada Jawaari ay noqoto mid la iska wada aqbalo. Arrinta ugu darran ee musharaxan ka cabsi qabay ayaa ahayd in lagu dhejiyo mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha, isagoo taasi og ayuuna khudbadiisii Baarlamaanka ee musharaxnimada ku caddeeyay inaysan jirin cid wadata iyo cid uu isagu wato midna, taasina ay tahay arrin lagu doonayo in isaga siyaasad ahaan lagu khaarijiyo.

Latest stories