HomeWarar(SAWIRO): Danjirihii Imaaraadka Carabta u joogay Afganistan oo la dhaawacay.

(SAWIRO): Danjirihii Imaaraadka Carabta u joogay Afganistan oo la dhaawacay.

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibedda Imaaraadka ayaa lagu sheegay in Danjire Jumca Maxamed C/llaahi Al-kaabi uu ku dhaawaxmay qarax shalay ka dhacay magaalladda Khandahaar ee K/bari Afganistan.

Qaraxaasi oo lala beegsaday Kulan u dhexeeyey Danjiraha iyo Saraakiisha Deegaanka, waxaa ku geeriyootay ugu yaraan7 qof, iyadoo ay 17-kale oo ay ku jiraan Diplomaasiyiin Imaaraati ah iyo  Guddoomiyaha Gobalka Khandahaar.

- Advertisement -

Danjiraha ayaa la sheegay inay soo gaareen dhaawacyo ka dhashay holaca waxyaabihii qarxay.

Dhinaca kale, ugu yaraan 30-qof ayaa ku geeriyootay, 80-kalena wey ku dhaawacmeen Is-qarxin shalay ka dhacday meel ku dhow Caasimadda dalka Afganistan ee Kaabul.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

خلال زيارة سفير الدوله في كابل تم وضع حجر الاساس لدار خليفه بن زايد ال نهيان لرعاية الايتام في ولاية قندهار بحضور وزيرة العمل ووالي الولايه.

Latest stories