HomeWarar(SAWIRO): Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ku soo baxday Xildhibaanadda Beelaha Waqooyi ee...

(SAWIRO): Fowsiya Yuusuf Xaaji oo ku soo baxday Xildhibaanadda Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xarunta Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Doorashadda Murashixiinta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub. Muraxishiinta ugu cadcadaa ayaa kala ah Ra’isul-wasaare-ku-xigeenkii hore, ahaana Wasiirka Awqaafta ee Dowladda Federalka, Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda, Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan. Kursiga Koowaad waxay ku guuleysatay Kursigii 1-aad ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xarunta Gaadiidka Boliska ee magaalladda Muqdisho waxaa maanta lagu qabtay Doorashadda Murashixiinta Beelaha Waqooyi ee Aqalka Hoose ee Barlamaanka cusub.

Muraxishiinta ugu cadcadaa ayaa kala ah Ra’isul-wasaare-ku-xigeenkii hore, ahaana Wasiirka Awqaafta ee Dowladda Federalka, Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Wasiirkii hore ee Arrimaha dibedda, Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan.

- Advertisement -

Kursiga Koowaad waxay ku guuleysatay Kursigii 1-aad ee Doorashadda, waxayna 45-cod kaga guuleysatay Saddexdii Murashax ee la tartamaysay, kuwaasi oo kala ah:  Ismaaciil Xasan Jaamac, Qaasim Ismaaciil Axmed iyo Caasha Aadan Yuusuf.

Kursiga 2-aad waxaa ku tartamay Muraxishiinta kala ah:  Ridwaan Xersi Maxamed, C/fataax Ismaaciil Daahir, Shukri Faarax Cilmi iyo Baarliin Xasan Qalinle.

Waxaana Kursigaasi ku guuleystay Murashax C/.fataax Ismaaciil Daahir oo helay 46-cod.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii, Kursiga 3-aad  waxaa ku tartamay Murashixiinta Muuse Ismaaciil Jaamac iyo Faadumo Cusmaan Nuur.

Waxaana Kursigaasi ku soo baxay Muuse Ismaaciil oo helay 48 cod.

Si kastaba ha ahaatee, 10-ka Kursi ee ka harsan saamiga xubnaha Beelaha Waqooyi ku leeyihiin Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federalka ayaa la filayaa in la doorto maalmaha soo socda, sida ay Dalsan u sheegeen Guddiga Doorashadda iyo Ergadda kale.

3333

222222

111111

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts