HomeWararTaliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyadda ee Villa Somalia, Kolonel Qoor-gaab oo la dilay.

Taliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyadda ee Villa Somalia, Kolonel Qoor-gaab oo la dilay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in Taliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyadda ee Villa Somalia duhurnimadii maanta lagu dilay Xaruntaasi. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jirey  Kolonel Cabdi C/lle Qoor-gaab ayaa la sheegay inuu dilay mid ka mid ah Askarta Ilaaladda ka haysa Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia. Ma cadda sababaha loo dilay Sarkaalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa Radio Dalsan u xaqiijiyey in Taliye-xigeenkii Ciiddanka Madaxtooyadda ee Villa Somalia duhurnimadii maanta lagu dilay Xaruntaasi.

Marxuumka la dilay oo lagu magacaabi jirey  Kolonel Cabdi C/lle Qoor-gaab ayaa la sheegay inuu dilay mid ka mid ah Askarta Ilaaladda ka haysa Qasriga Madaxtooyadda ee Villa Somalia.

- Advertisement -

Ma cadda sababaha loo dilay Sarkaalkaasi iyo in la qabtay Askarigii dilka geystay, inkastoo wararka qaarkooda sheegayaan inuu Gacan-ku-dhiiglaha baxsaday.

Dhinaca kale, Taliska Ciiddanka Villa Somalia wax war ah kama soo saarin dhacdadaasi, waana markii ugu horreysay ee  Sarkaal ka tirsan Ilaaladda Madaxtooyadda lagu dilay Qasriga Villa Somalia, oo Hoy iyo Xafiis u ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda kale ee Golayaasha Qaranka.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts