HomeWararDagaalamayaasha Alshabaab oo weerar ku burburiyey Taawaro Isgaarsiineed oo ku yaalla W/bari...

Dagaalamayaasha Alshabaab oo weerar ku burburiyey Taawaro Isgaarsiineed oo ku yaalla W/bari Kenya.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Telefishinka Citizen ee dalka Kenya ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay eerar ay Dagaalyahano Alshabaab saakayto ka geysteen Deegaanka Dagah ee Degmadda Tarbaj oo 630-KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Nairobi, Taliyaha Boliska Degmadda Tarbaj, Andrew Mwiti ayaa sheegay inay Dagaalyahano Alshabaab jidka u galeen dad ka tirsan Deegaanka, halkaasi lagu dilay 2 qof […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Citizen ee dalka Kenya ayaa sheegay in 2 qof lagu dilay eerar ay Dagaalyahano Alshabaab saakayto ka geysteen Deegaanka Dagah ee Degmadda Tarbaj oo 630-KM dhanka Waqooyi kaga toosan magaalladda Nairobi,

Taliyaha Boliska Degmadda Tarbaj, Andrew Mwiti ayaa sheegay inay Dagaalyahano Alshabaab jidka u galeen dad ka tirsan Deegaanka, halkaasi lagu dilay 2 qof oo ka mid ah Shaqaale u shaqeeya Shirkad Dhismo oo uu fadhigeedu yahay Deegaanka Barbara.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray inay Dagaalamayaasha Alshabaab oo ku hubeysnaa qoryo iyo hub kale ay miino ku qarxiyeen Taawero Isgaarsiin oo ay lahaayeen Shirkadaha TELCO iyo SAFARICOM , waxayna taasi dhibaato u keentay  inay inta badan dadka  isticmaala Telefoon-gacmeedka ee Mobaylka.

Sidoo kale, Telefishinka Citizen ee dalka Kenya waxa uu sheegay in weerarka Alshabaab lagu gubay 2 gaari oo ay Boliska Kenya lahaayeen.

Waa weerarkii 3-aad ee wax ka yar hal bil gudaheeda ee ay Alshabaab ku burburiyaan Taawaradda Isgaarsiinta ee SAFARICOM.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts