HomeWararMaraykanka oo Ciiddanka Kenya ku wareejiyey Helikoptarada Dagaalka

Maraykanka oo Ciiddanka Kenya ku wareejiyey Helikoptarada Dagaalka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Danjiraha Maraykanka u jooga Kenya, Robert Godec ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Madaxda Kenya ku wareejinayey 6 Diyaaradaha Helikoptarada ee noocoodu yahay Belly Huey. Munaasbaadaas oo ka dhacday Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Laiipia Air Base waxa uu xusay inay Diyaaradahaasi taageero ka geysan doonaan Hawlgalladda ay Ciiddanka Kenya kula dagaalamaan Xarakadda Alshabaab, waa sida […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Danjiraha Maraykanka u jooga Kenya, Robert Godec ayaa hadalkaasi ka sheegay mar uu Madaxda Kenya ku wareejinayey 6 Diyaaradaha Helikoptarada ee noocoodu yahay Belly Huey.

Munaasbaadaas oo ka dhacday Saldhigga Ciiddanka Cirka ee Laiipia Air Base waxa uu xusay inay Diyaaradahaasi taageero ka geysan doonaan Hawlgalladda ay Ciiddanka Kenya kula dagaalamaan Xarakadda Alshabaab, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

“Helikoptaradan waxay taageero ka geysan doonaan weeraradda Cirka, Daad-gureynta Dhaawacyadda, Hawlgalladda Baadi-goobka ee dagaalka ka dhanka Alshabaabka ku sugan gudaha Somalia” ayuu yiri Robert Godec.

Waxa uu intaasi ku daray inay diyaaradahaasi xoojin doonaan sidii Ciiddanka Kenya loogu daad-gureyn lahaa iyo inay  ka fal-celiyaan weeraradda lagu soo qaado.

Danjiraha waxa kale oo uu amaanay Ciiddanka Kenya ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM, isagoo sheegay inay muujiyeen Hoggaamin iyo inay daacad u yihiin inay difaacaan dalkooda, waa sida uu hadalka u yiri.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Diyaaradaha Helikoptarka ee Bell Huey helicopters ee loogu deeqay Milliteriga Kenya ayaa waxay midiiba qaadi kartaa 13 qof.robert-godec-with-samson-mwathethe

raychelle-omamo
©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts