HomeWararMidowga Europe oo cambaareeyey qarixii shalay ka dhacay Muqdisho

Midowga Europe oo cambaareeyey qarixii shalay ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Afhayeenka Madaxa Siyaasadda Dibedda ee Midowga Europe “EU”-da ayaa sheegay inay cambaaraynayaan weerarkaasi oo uu ku tilmaamay mid wax u dhimayo Deganaanshaha iyo Nabadda Somalia. Afhayeenka waxa uu xusay inay Somalia ka soo kabanayso colaado Tobanaan sanno socday, isla markaana haatan la gaaray Daqiiqadii Rajadda Somalia. Waxa  uu intaasi ku daray in lagu tallaabo weyn […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Madaxa Siyaasadda Dibedda ee Midowga Europe “EU”-da ayaa sheegay inay cambaaraynayaan weerarkaasi oo uu ku tilmaamay mid wax u dhimayo Deganaanshaha iyo Nabadda Somalia.

Afhayeenka waxa uu xusay inay Somalia ka soo kabanayso colaado Tobanaan sanno socday, isla markaana haatan la gaaray Daqiiqadii Rajadda Somalia.

- Advertisement -

Waxa  uu intaasi ku daray in lagu tallaabo weyn Xilliga Kala-guurka Siyaasadda Somalia, taasi oo horseedi doonta  Deganaanshaha iyo Horumarka oo sii kordha.

euAfhayeenka Madaxa Siyaasadda Dibedda ee Midowga Europe “EU”-da waxa uu tilmaamay inay sii kordhinayaan Taageeradda ay siiyaan Hay’addaha Ammaanka Somalia iyo sidii ay dadka Soomaalida ee caadiga u heli lahaayeen Nolol deggan oo aan qarax  iyo colaad lahayn.

©Radio Dalsan

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts