HomeWararDhageyso:10-ruux oo Cudurka shubanka ugu geeriyootay degaano hoostaga magaalada B/weyn.

Dhageyso:10-ruux oo Cudurka shubanka ugu geeriyootay degaano hoostaga magaalada B/weyn.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Hiraan sheikh Xuseen Cismaan Cali ayaa Dalsan u sheegay in cudurka shuban uu haatan ka dilaacay degaano badan oo katirsan Gobolka Hiraan kaas oo ay u geriyodeen tira dad. Waxa uu sheegay in inta haatan la ogyahay ay ku geeriyodeen ilaa 10-ruux tira intaas ka badana ay la jifaan xarumaha cafimaadka. Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Hiraan sheikh Xuseen Cismaan Cali ayaa Dalsan u sheegay in cudurka shuban uu haatan ka dilaacay degaano badan oo katirsan Gobolka Hiraan kaas oo ay u geriyodeen tira dad.

Waxa uu sheegay in inta haatan la ogyahay ay ku geeriyodeen ilaa 10-ruux tira intaas ka badana ay la jifaan xarumaha cafimaadka.

- Advertisement -

Waxa uu ku baaqay gurmad cafimaad oo deg deg madaama uu sheegay in ay yar yihiin dawooyinka shubanka lagula tacaalo ee yaala ispitaalada magaaladaas.

Halkaan ka dhageyso.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts