HomeWararXiisado coladeed oo u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo oo maanta ka...

Xiisado coladeed oo u dhaxeeya Somaliland iyo Khaatumo oo maanta ka taagan Gobolk Sool.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidanka Khaatumo ay wadaan dhaqdhaqaaqyo iyo is urursi hubaysan si ay Soomaaliland dagaal ugula galaan gobolka. Sida aan horay idiin kusoo gudbinay garabka Khaatumo ee kasoo horjeeda wadahadalada Soomaaliland ayaa sheegay in Soomaaliland aysan marnaba lahadli doonin inta ciidankeedu joogaan gobolada Sool iyo Cayn. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararkii ugu dambeeyey ee aan kahelayno gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidanka Khaatumo ay wadaan dhaqdhaqaaqyo iyo is urursi hubaysan si ay Soomaaliland dagaal ugula galaan gobolka.

Sida aan horay idiin kusoo gudbinay garabka Khaatumo ee kasoo horjeeda wadahadalada Soomaaliland ayaa sheegay in Soomaaliland aysan marnaba lahadli doonin inta ciidankeedu joogaan gobolada Sool iyo Cayn.

- Advertisement -

Dadka ayaa cabsi ay qabaan awgeed bilaabay in ay ka barakacaan degaano badan oo katirsan goolka Sool kuwaas oo ka cabsi qaba dagaalo halkaas ku dhex mara Somaliland iyo Khaatumo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts