HomeWararDhageyso: Puntland oo ciidamo horle geysay Galbeedka Gaalkacyo.

Dhageyso: Puntland oo ciidamo horle geysay Galbeedka Gaalkacyo.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka naga soo gaaraya galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulka Puntland halkaas ay geyeen ciidamo horle kuwaas oo aan la ogeyn u jeedka ka dambeeya. Nabadoon Xasan xaaji oo kamid ah odayaasha degaankaas ayaa sheegay in Puntland ay wali wado dhaq dhaqaaq xoogan kuwaas oo ay ka sameyneeso Dooxada Gaallacyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya galbeedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulka Puntland halkaas ay geyeen ciidamo horle kuwaas oo aan la ogeyn u jeedka ka dambeeya.

Nabadoon Xasan xaaji oo kamid ah odayaasha degaankaas ayaa sheegay in Puntland ay wali wado dhaq dhaqaaq xoogan kuwaas oo ay ka sameyneeso Dooxada Gaallacyo iyo dhinaca ceelgaabta iyo goobo kale.

- Advertisement -

Nabadoonka ayaa dhinaca kale dhaliilay gudiga Galmudug ee dhawaan la magacaabay kuwaasi oo aan ka hadlin dhibaatada halkaasi ka taagan.

Halkaan ka dhageyso

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts