HomeWarar(WAR SAXAAFADEED): Puntland oo hakisay doorashadda Aqalka Hoose, kana digtay in Beelaha...

(WAR SAXAAFADEED): Puntland oo hakisay doorashadda Aqalka Hoose, kana digtay in Beelaha Waqooyi loo kordhiyo saamiga ay ka heleen Barlaamanka.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray Qoraal ay ku sheegeen inaysan oogolaan doonin in saami dheeraad ah Beelaha degga W/Galbeed Somalia laga siiyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda. War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu xusay in la hakinayo Doorashadda ka socota magaalladda Garowe, ee lagu dooranayo xubnaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamul-gobaleedka Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa soo saaray Qoraal ay ku sheegeen inaysan oogolaan doonin in saami dheeraad ah Beelaha degga W/Galbeed Somalia laga siiyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

War-saxaafadeedka waxaa kaloo lagu xusay in la hakinayo Doorashadda ka socota magaalladda Garowe, ee lagu dooranayo xubnaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxaa kaloo laga digay in wax laga bedelo Heshiiskii Madaxda Wada Tashiga Qaranka ka gaareen Saami-qeybsiga Beelaha iyo Maamuladda ee tiradda Labada Aqal ee Barlamaanka soo socda.

HALKAN KA AKHRISO WAREEGTADDA:

maamulka-puntland

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts