HomeWararHoggaamiyihii hore ee Jesiiradda Kuuba, Fidel Kastaro oo geeriyooday.

Hoggaamiyihii hore ee Jesiiradda Kuuba, Fidel Kastaro oo geeriyooday.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Telefishinka Dowladda Kuuba ayaa ka soo xigatay Madaxweynaha dalkaasi, Raul Kastaro oo ay walaalo ahaayeen Fidel Kastaro ayaa xaqiijiyey geerida Hoggaamiyahaasi oo 90-jir a, kaasi oo aan lagu arkin Fagaarayaasha, tan iyo bishii August oo uu noqday Bukaan-jiif. .Hoggaamiye Fidel Kastaro waxa uu Talada dalkaasi qabsaday Sannadkii 1959-kii, wuxuuna talada dalkaasi hayey muddo 49-sanno. Fidel […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Kuuba ayaa ka soo xigatay Madaxweynaha dalkaasi, Raul Kastaro oo ay walaalo ahaayeen Fidel Kastaro ayaa xaqiijiyey geerida Hoggaamiyahaasi oo 90-jir a, kaasi oo aan lagu arkin Fagaarayaasha, tan iyo bishii August oo uu noqday Bukaan-jiif.

.Hoggaamiye Fidel Kastaro waxa uu Talada dalkaasi qabsaday Sannadkii 1959-kii, wuxuuna talada dalkaasi hayey muddo 49-sanno.

- Advertisement -

Fidel Kastaro waxa caqabad ku ahaa 11-Madaxweyne oo soo maray dalka Maraykanka, waxayna Dowladda Maraykanka ku kharaj-gareysay lacag ka badan Hal Billion oo Dollar sidii lagu dili lahaa Hoggaamiyahaasi oo jaal dhow la lahaa dalkii Midowgii Soofiyeeti ee burburtay oo haatan loo yaqaano Raashiya.

Fidel Castro (L) is seen during a hunting trip in Romania in this May 1972 file photo. REUTERS/Prensa Latina/File Photo

Dhinaca kale, Madaxweynaha Kuuba ee xilligan, Raul Kastaro oo xilka kala wareegay Walaalkiisa geeriyooday ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono sannadka 2018-ka, si ay Jiilka da’da yar ula wareegaan Talada dalkaasi.

- Advertisement -

Then Cuban Prime Minister Fidel Castro attends manoeuvres during the 19th anniversary of his and his fellow revolutionaries arrival on the yacht Granma, in Havana in this November 1976 file photo. REUTERS/Prensa Latina/File Photo

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts