HomeWararDeg Deg:Danjire Michael Keating oo gordhaw gaaray Cadaado.

Deg Deg:Danjire Michael Keating oo gordhaw gaaray Cadaado.

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in wifdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ay gareen halkaas. Wafdigan wakiilka hogaaminaya waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ,ujeedka safarka keating ayaa ah sida uu wax uga go,an lahaa qaabka doorashada Aqalka Hoose ee […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in wifdi uu hoggaamiyano Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Michael Keating ay gareen halkaas.

Wafdigan wakiilka hogaaminaya waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Cadaado ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Galmudug ,ujeedka safarka keating ayaa ah sida uu wax uga go,an lahaa qaabka doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Cadaado,

- Advertisement -

dhan kale Danjire Michael Keating ayaa waxuu kulamo la qaadan donaa Madaxda Galmudug iyo qeybaha bulshada oo uu kala hadlayo hanaanka doorashooyinka.

Latest stories