HomeWararDhageyso:Wax yaabihii ay ka wada hadleen Michael Keating iyo Maamulka Hirshabelle.

Dhageyso:Wax yaabihii ay ka wada hadleen Michael Keating iyo Maamulka Hirshabelle.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wakiilka Qaramada midoobe u qaabilsan arimaha soomaaliya Michael Keating iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada jowhar ee xarunta dowlada gobaledka Hirshabeelle. Wafdiga Jowhar  gaaray waxa a ka mid ah Michael Keating, Taliyaha Hay’ada NISA, Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka iyo xubna kale. Madaxweynaha Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble oo warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in kulamo ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakiilka Qaramada midoobe u qaabilsan arimaha soomaaliya Michael Keating iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada jowhar ee xarunta dowlada gobaledka Hirshabeelle.

Wafdiga Jowhar  gaaray waxa

- Advertisement -

a ka mid ah Michael Keating, Taliyaha Hay’ada NISA, Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka iyo xubna kale.

Madaxweynaha Hirshabelle Cali C/laahi Cosoble oo warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in kulamo ay la qateen masuliyiintaas ay kaga wada hadleen arimo badan oo ay qeyb ka yihiin dar dar galinta Doorashooyinka aqalka hoose iyo Arimaha Amniga.

Halkaan ka dhageyso

- Advertisement -

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts