HomeWararDhageyso:Duqa Muqdisho oo Gurigiisa dib ugu wareejiyay Muwaadin Mudo laga heystay.

Dhageyso:Duqa Muqdisho oo Gurigiisa dib ugu wareejiyay Muwaadin Mudo laga heystay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta muwaadin Somaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Abuukar Axmed oo Mudo ka badan 20 sano  si sharci darro ah looga haystay gurigiisa oo ku yaalla degmada Shibis ee Gobalka Banaadir ku wareejisay kadib markii laga saaray koox ciidamo ah oo la sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa maanta muwaadin Somaliyeed oo lagu magacaabo Axmed Abuukar Axmed oo Mudo ka badan 20 sano  si sharci darro ah looga haystay gurigiisa oo ku yaalla degmada Shibis ee Gobalka Banaadir ku wareejisay kadib markii laga saaray koox ciidamo ah oo la sheegay in ay xoog ku daga nayeen.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho oo wareejinta kadib goobta ka hadlaya ayaa sheegay in aan la aqbali donin in xoog laysaga heysto hantida dadka shacabka.

- Advertisement -

Maamulka gobolka Banaadir oo kaashanaya Ciidanka Ammaanka ayaa horey dad si sharci darro ah looga haystay gurayahooda ugu wareejiyey.

Halkaan ka dhageyso

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts