HomeWararKenya oo sheegtay inay Ciiddankooda Nabad-ilaalinta kala soo baxayaan dalka Koonfurta Suudaan.

Kenya oo sheegtay inay Ciiddankooda Nabad-ilaalinta kala soo baxayaan dalka Koonfurta Suudaan.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hadal-qoraal oo ay soo saartay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa lagu sheegay in go’aankaasi la qaatay, kadib, markii uu Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon xilka ka qaaday Taliye u dhashay Kenya oo madax u ahaa Hawlgalka Ciiddanka QM ee Nabad-ilaalinta u joogta dalka Koonfurta Suudaan (UNMISS,) Taliyahaasi oo lagu magacaabo Jeneral […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay soo saartay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Kenya, Amina Mohamed ayaa lagu sheegay in go’aankaasi la qaatay, kadib, markii uu Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon xilka ka qaaday Taliye u dhashay Kenya oo madax u ahaa Hawlgalka Ciiddanka QM ee Nabad-ilaalinta u joogta dalka Koonfurta Suudaan (UNMISS,)

johnson-mogoa-kimani-ondiekiTaliyahaasi oo lagu magacaabo Jeneral Johnson Mogoa Kimani Ondieki ayaa la sheegay inuu ku fashilmay in dadka Rayidka iyo Shaqaalaha QM ee ka hawl-gala dalka Koonfurta Suudaan laga badbaadiyo dagaalkii lagu riiqamy ee bishii July ka dhacay Caasimadda dalkaasi ee Jubba.

- Advertisement -

kdfGo’aanka Kenya ayaa horseedi doonaa inay la baxaan ku-dhawaad kun Askari oo  qeyb ka ahaa Ciiddanka QM ee Nabad-ilaalinta u joogta dalka Koonfurta Suudaan oo tiradooda guud dhan tahay 1,600 Askari.

 ©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts