HomeWararHoggaamiyaha Daacish oo ku baaqay in la weeraro Turkiga iyo Sacuudiga.

Hoggaamiyaha Daacish oo ku baaqay in la weeraro Turkiga iyo Sacuudiga.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Abu Bakar Al-baqdaadi ayaa hadalkaasi ku sheegay Fariintiisa ugu horreysay ee uu soo diro, tan iyo markii Ciiddanka Iraq iyo Isbahaysiga Maraykanka duulaan ku qaadeen magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq. Hoggaamiyaha Dacaish oo magaciisa rasmiga yahay  Ibrahim Cawad Ibrahim Cali Maxamed Al-Badr Al-samaari waxa uu Fariintiisa oo socotay muddo 30 daqiiqo ugu baaqay Dagaalamayaashiisa  inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Abu Bakar Al-baqdaadi ayaa hadalkaasi ku sheegay Fariintiisa ugu horreysay ee uu soo diro, tan iyo markii Ciiddanka Iraq iyo Isbahaysiga Maraykanka duulaan ku qaadeen magaalladda Mosul ee Waqooyiga Iraq.

Hoggaamiyaha Dacaish oo magaciisa rasmiga yahay  Ibrahim Cawad Ibrahim Cali Maxamed Al-Badr Al-samaari waxa uu Fariintiisa oo socotay muddo 30 daqiiqo ugu baaqay Dagaalamayaashiisa  inay xoojiyaan Dagaalka Jihaadka ee loogu soo horjeedo Caddowga Alle.

- Advertisement -

Dhinaca kale, waxa uu ugu baaqay Maleeshiyada Daacish inay weerar ku qaadaan dalka Turkiga oo uu ku eedeeyey inay Daacish kula dagaalamayaan gudaha dalka Syria.

Abu Bakar Al-baqdaadi waxa kale oo uu Taageerayaashiisa ugu baaqay inay weeraraan Sacuudiga, gaar ahaan xubnaha Qoyska ka taliya dalkaasi, Ciiddanka Ammaanka iyo Suxufiyiinta.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts