HomeWararJilayaasha Siyaasadda Somalia oo looga digay inaysan Xaalladan lagu sugan yahay uga...

Jilayaasha Siyaasadda Somalia oo looga digay inaysan Xaalladan lagu sugan yahay uga faa’ideysanin Danno Siyaasadeed.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Hadal-qoraal oo ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM soo saareen ayaa ku booriyey Hoggaamiyayaasha Soomaalida inay fuliyaan Ballanqaadkooda ku aadan  Doorashadda soo socoto iyo inay Heshiis ka gaaraan qoddobadda siyaasadeed ee harsan iyadoo uusan dib-u-dhac dheeraad lahayn. “Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM waxay hoosta ka xariiqeen in qabashadda Doorasho Nabad ah, Hufan oo loo dhan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal-qoraal oo ay xubnaha Golaha Ammaanka ee QM soo saareen ayaa ku booriyey Hoggaamiyayaasha Soomaalida inay fuliyaan Ballanqaadkooda ku aadan  Doorashadda soo socoto iyo inay Heshiis ka gaaraan qoddobadda siyaasadeed ee harsan iyadoo uusan dib-u-dhac dheeraad lahayn.

“Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM waxay hoosta ka xariiqeen in qabashadda Doorasho Nabad ah, Hufan oo loo dhan yahay ee Doorashadda sannadkan 2016-ka noqon doontaa Tallaabo Taariikhi oo ay horey u qaadeen dhamaan Soomaalida iyo in la sii wado dadaalka Dimuqraadiyadda iyo Deganaanshaha Somalia” ayaa lagu yiri Qoraalka ka soo baxay Golaha Ammaanka.

- Advertisement -

Waxaa kaloo loogu baaqay Jilayaasha Siyaasadda ee Somalia inaysan xilligan u isticmaalin inay ku helaan Faa’ido Siyaasadeed, wuxuuna Goluhu hoosta ka xariiqay  muhiimadda in lagu sii socdo Qorshaha Tubta Siyaasadeed ee Qarankalag bilaabo haatan ilaa sannadka 2020-ka, gaar ahaan si loo gaaro Doorashadda Hal qof iyo Hal Cod ee sannadka 2020-ka.

Dhinaca kale, 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka ee QM waxay ugu baaqeen Dowladda Federalka inay fuliyaan Ballanqaadkooda Koontadda Haweenka ee 30% ku leeyihiin Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka.

Waxaana dhamaan qeybaha oo dhan lagu booriyey inay qaadaan Tallaabooyinka muhiimka ee lagu xaqiijinayo Koontadda Haweenka ee Kuraasta Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose ee Barlamaanka soo socda.

- Advertisement -

Warka Qoraalka ee ka soo baxay Golaha Ammaanka ee QM ayaa daba oscda Warbixintii ay Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, Michael Keating iyo Ergayga Gaarka ee Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika ee Somalia, Francisco Madeira ay kaga hadleen Xaalladda Guud ee Somalia.

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts