HomeWararTurkiga oo Saldhigii Milliteri ee ugu horreeyey Qaaradda Afrika ka dhistay Muqdisho

Turkiga oo Saldhigii Milliteri ee ugu horreeyey Qaaradda Afrika ka dhistay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wargeyska maalinlaha ee Daily Sabah ee ka soo baxa Turkiga ayaa qoray inay  Turkiga Saldhigooda Milliteri ee ugu horreeyey ee Qaaradda Afrika laga  dhisay magaalladda Muqdisho, iyadoo Saldhigaasi la sheegay in lagu tababari doono Ciiddanka Dowladda ee dagaalka kula jira Dagaalamayaasha Xarakadda Al-shabaab. Dhismaha Saldhigga Turkishka ayaa la sheegay in laga soo ansxiyey QM, waana […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska maalinlaha ee Daily Sabah ee ka soo baxa Turkiga ayaa qoray inay  Turkiga Saldhigooda Milliteri ee ugu horreeyey ee Qaaradda Afrika laga  dhisay magaalladda Muqdisho, iyadoo Saldhigaasi la sheegay in lagu tababari doono Ciiddanka Dowladda ee dagaalka kula jira Dagaalamayaasha Xarakadda Al-shabaab.

Dhismaha Saldhigga Turkishka ayaa la sheegay in laga soo ansxiyey QM, waana Saldhigga 2-aad ee ay Milliteriga Turkiga ku leeyihiin dalalka ka baxsan Baddaha.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 200 Saraakiil Milliteri Turkish ayaa loo soo daad-gureyn doonaa Saldhiga ay ka furteen Muqdisho,

Wargeyska Daily Sabah ayaa qoray in Wejiga hore ee Saldhigga Milliteriga Turkishka lagu tababari doono10,500 Askar ka tirsan kuwa Dowladda Federalka.

Dowladda Turkiga waxay Taageero Milliteri siinayeen Somalia in ka badan 5 sanno, waxayna Labada Dowladood kala saxiixdeen Iskaashi Milliteri iyo mid Maaliyadeed.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Milliteriga Turkiga waxay Saldhigooda ugu horreeyey ka dhisteen dalka Qatar bishii April ee sannadkan, kadib, markii ay Labada Dowladood kala saxiixdeen Heshiis dhinaca Ammaanka oo looga hortagayo Cabsi kasta oo soo wajahda Labadaasi Waddan

©Radio Dalsan

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts