HomeWararHooyo Kenyan oo Xarakadda Alshabaab ka codsatay inay badbaadiyaan Wiilkeeda oo lagu...

Hooyo Kenyan oo Xarakadda Alshabaab ka codsatay inay badbaadiyaan Wiilkeeda oo lagu qabtay Weerarkii Ceel-cadde.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wargeyska Daily Nation ayaa qoray in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Kiristiyaane Nazilani Kiiyo ay Baaqaasi ku sheegtay mar ay  Saxaafadda la hadashay. Waxay sheegtay inay aragtay  Muuqaalka ay Xarakadda Alshabaab soo bandhigeen, isla markaana aqoonsatay in Askariga la soo bandhigay uu ahaa Wiilkeeda Leonard Maingi oo 41-jir ah. Waxay kaloo ugu baaqday Dowladda Kenya inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska Daily Nation ayaa qoray in Haweeneydaasi oo lagu magacaabo Kiristiyaane Nazilani Kiiyo ay Baaqaasi ku sheegtay mar ay  Saxaafadda la hadashay.

Waxay sheegtay inay aragtay  Muuqaalka ay Xarakadda Alshabaab soo bandhigeen, isla markaana aqoonsatay in Askariga la soo bandhigay uu ahaa Wiilkeeda Leonard Maingi oo 41-jir ah.

- Advertisement -

Waxay kaloo ugu baaqday Dowladda Kenya inay dadaal u galaan sidii lagu sii dayn lahaa Wiilkeeda oo ay xustay inay Warkiisa maqlin tan iyo markii uu yimid Somalia bishii Janaayo 1-da ee sannadkan.

maxbuus-kenyanDhinaca kale, Askarigaasi ayaa horey ugu baaqay Madaxweyne Uhuru Kenyatta in Ciiddanka Kenya laga wada saaro gudaha Somalia, si loo badbaadiyo Askarta uu ka mid yahay ee ay Xarakadda Alshabaab ku qabteen weerarkii bartamihii bishii Janaayo ee sannadkan ka dhacay Deegaanka Ceel-cadde ee Gobalka Gedo.

Weerarkaasi waxaa lagu dilay in ka badan 100-Askari oo Kenyan ah, iyadoo kuwo kalena ay Alshabaab maxaabiis ahaan u qabteen.

- Advertisement -

Sidoo kale, Dagaalamayaasha Alshabaab waxay weerarkaasi ku qabsadeen Gaadiid Dagaal iyo hub fara badan.
©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts