HomeWararRaashiya oo dalkeeda ka mamnuucday dalagyadda laga soo dhoofiyo Somalia

Raashiya oo dalkeeda ka mamnuucday dalagyadda laga soo dhoofiyo Somalia

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa sheegtay inay Dowladda Raashiya mamnuucday  in dalkeeda loo iib keeno  geed miroodyo uu ka mid ah yahay Tufaaxa ee laga keeno Somalia. Hay’adda La-socodka  Fay-qabka Xoolahaa iyo Khudaarta ee dalkaasi (Rosselkhoznadzor)  ayaa soo saartay amarkaasi, iyadoo sheegtay inay tuhun ka qabaan in si Tahriib ah Dalagyadaasi looga soo qaado Somalia. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wakaalladda Wararka Raashiya ee TASS ayaa sheegtay inay Dowladda Raashiya mamnuucday  in dalkeeda loo iib keeno  geed miroodyo uu ka mid ah yahay Tufaaxa ee laga keeno Somalia.

Hay’adda La-socodka  Fay-qabka Xoolahaa iyo Khudaarta ee dalkaasi (Rosselkhoznadzor)  ayaa soo saartay amarkaasi, iyadoo sheegtay inay tuhun ka qabaan in si Tahriib ah Dalagyadaasi looga soo qaado Somalia.

- Advertisement -

Mamnuucistan  ayaa lagu sheegay inay timid, kadib, markii Dalagyadda laga keeno Somalia la soo marsiiyo dalal saddexaad, ka hor inta aan loo sii gudbinin Raashiya.

Dowladda Raashiya waxay kaloo tilmaamtay in Tallabadani la qaaday si loo xaqiijiyo inaan Dalagyadaasi maarkii ugu horreysay laga keenin Somalia, lana soo marsiin dalalka ka tirsan Midowga Europe ee EU-da.

Sidoo kale, Dowladda Raashiya waxay maamnuucday dalagyadda laga soo dhoofiyo dalka Afganistan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts