HomeWararTirada dadka ku barakacay gudaha Somalia iyo Deegaanadda ay ku kala sugan...

Tirada dadka ku barakacay gudaha Somalia iyo Deegaanadda ay ku kala sugan yihiin oo la soo bandhigay.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

  Hay’adda Caalamiga ee Muhaajiriinta (IOM) ayaa sahan ku samaysay Deegaanadda ay ku sugan yihiin Dadka ku baracay colaadihii, abaarihii, daadadkii iyo Fatahaadda Webiga Shabeelle oo ku soo faruurmay qeybo ka mid ah Goballadda Shabeellooyinka iyo Hiiraan. IOM ayaa sheegtay inay Afar boqol oo Kun iyo lixdan iyo labo qof oo Barakacayaal (IDPs) ah ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

Hay’adda Caalamiga ee Muhaajiriinta (IOM) ayaa sahan ku samaysay Deegaanadda ay ku sugan yihiin Dadka ku baracay colaadihii, abaarihii, daadadkii iyo Fatahaadda Webiga Shabeelle oo ku soo faruurmay qeybo ka mid ah Goballadda Shabeellooyinka iyo Hiiraan.

- Advertisement -

IOM ayaa sheegtay inay Afar boqol oo Kun iyo lixdan iyo labo qof oo Barakacayaal (IDPs) ah ku nool yihiin 7 Degmo oo ka tirsan Goballadda Sh/hoose, J/hoose, Hiiraan, Gedo iyo Awdal.

Tiro-koobka ugu dambeeyey ee Barakacayaasha oo la sameeyey muddadii u dhexeysay bilihii April iyo May ee sannadkan 201ka ayaa lagu muujiyey inay Barakacayaasha la diiwaan geliyey ku kala nool yihiin magaallooyinka  Jowhar, Balcad, Beledweyn, Afmadow, Doolow iyo Boorama.

Warbixinta IOM ayaa lagu muujiyey in tiradda ugu badan Barakacayaasha ku sugan yihiin magaalladda Beled-weyne oo ay ku nool yihiin boqol iyo soddon iyo labo kun iyo labo boqol iyo afar qof.

- Advertisement -

Sidoo kale, magaalladda Borama ee Gobalka Awdal ee W/galbeed Somalia ayaa lagu tilmaamay inay ku nool yihiin Barakacayaasha ugu tirada yahay. Kuwaasi oo tiradoodu dhan tahay Afar iyo toban Kun iyo boqol iyo soddon qof.

Si kastaba ha ahaatee, Mashruuca IOM Somalia ee DTM project waxaa maalgeliya Hay’adda Midowga Euope “EU”-da ugu qaabilsan Kaalmooyinka iyo Badbaadinta Rayidka ee  The EU Humanitarian Aid and Civil Protection (ECHO) iyo Dowladda Japan.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts