HomeWararKulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga...

Kulankii Dawladda F. Soomaaliya iyo Dawlad Goboleedka Jubbaland, ee Wadatashiga Siyaasada Amniga Qaran

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Qodobada Gundhiga u ah shirku waxay ahaayeen Kadib markii la dhagaystay, qudbadii Ra’isalwasaare ku xigeenka ee guudmarka Siyaasada Amniga Qaranka (NSP), ee lagu ansixiyay, Kulankii Madasha Hoggamiyayaasha Qaranka Soomaliyeed, Mogadishu, Bishii June 2016. Marka la dhagaystay, dardaarankii Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland, Muddane Ahmad Mohamed Islam, ee uu ku muujiyay, muhimada ay Siyaasada Amniga Qaranku (NSP) […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qodobada Gundhiga u ah shirku waxay ahaayeen

Kadib markii la dhagaystay, qudbadii Ra’isalwasaare ku xigeenka ee guudmarka Siyaasada Amniga Qaranka (NSP), ee lagu ansixiyay, Kulankii Madasha Hoggamiyayaasha Qaranka Soomaliyeed, Mogadishu, Bishii June 2016.

- Advertisement -

Marka la dhagaystay, dardaarankii Madaxwaynaha Dawlad Goboleedka Jubbaland, Muddane Ahmad Mohamed Islam, ee uu ku muujiyay, muhimada ay Siyaasada Amniga Qaranku (NSP) u leedahay dalka iyo dadka Soomaliyeed;
Markii loo kuurgalay, qaabka wadashaqaynta iyo taakulaynta ciidanka Amaanka xeebaha badaha Soomaliyeed ee Heer Federaal iyo Heer Goboleed, iyo laysla afgarto, wasaarada masuulka ka haan lahayd, Hoggaminta Amniga Xeebaha Badaha Soomaliyeed iyo hawlgalinteeda.

Waxaa kale oo la falanqeeyay, muhimada iyo masuuliyada dhinacyada, Cabirka Xeebaha badaha Soomaliyeed ee heer gobol iyo heer Federaal iyo waliba Magaca loogu yeedhi lahaa Amniga Xeebaha, sida, Booliska Xeebaha (Maritime police) ama Ilaalinta Xeebaha (Coast Guard).

Waxaa kale oo laga wada xaajooday, habkii loo dhaqan galin lahaa, qaab-dhismeedka cusub ee Ciidanka Booliska Soomaliyeed ee lagu ansixiyay, shirkii madasha hoggamiyayaasha qaranka Soomaliyeed, Baydhabo, bishii June 24kii, 2016.

- Advertisement -

Iyada oo la tixgalinayo, qaab-dhismeedka Ciidanka Qaranka ee Xogga dalka Soomaliyeed, inkasta oo laysku raacay, inuu yahay heer Federaal, waxaa muhiim ah inay jirto qaabka wadashaqaynta dawladaha xubnaha ka ah dawlada federaalka.

Waxaa guddigii farsamada ee loo xilsaaray, isku raaceen:
Qaabka wadashaqaynta iyo taakulaynta ciidanka Amaanka xeebaha badaha Soomaliyeed ee Heer Federaal iyo Heer Goboleed,ayaa laysla afgartay in Hoggaminta Amniga Xeebaha Badaha Soomaliyeed iyo hawlgalinteeda wasaarada masuulka ka ah.

Waxaa kale oo laysla afgartay, muhimada Cabirka Xeebaha badaha Soomaliyeed ee heer gobol iyo heer Federaal iyo waliba Magaca koogu yeedhi lahaa Amniga Xeebaha, oo ah Booliska illalinta Xeebaha badaha Soomaliyeed (Maritime police) .

Magacaabista Xubnaha joogtada ah (Focal point), ee dawlad goboleedka jubbaland uga qayb galaya, kulamada Amniga qaranka iyo Amniga xeebaha badaha Soomaliyeed (Mscc).

Waxaa guddiga farsamada ee dawlad goboleedku soo jeediyeen 7da qodob oo xoojinaya Siyaasada Amniga qaranka (NSP).

RW2 RW3

—–DHAMMAAD—-

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts