HomeWararAlshabaab oo la sheegay inay bedeleen Xeeladaha ay Hawlgalladda kaga fuliyaan gudaha...

Alshabaab oo la sheegay inay bedeleen Xeeladaha ay Hawlgalladda kaga fuliyaan gudaha dalkaasi

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Dowladda Kenya ayaa maareyn la’ inay ka hortagaan Weeraradda Joogtada ee ay Alshabaab ka fuliyaan gudaha dalkaasi, gaar ahaan Deegaanadda ku teedsan Xuduudka ay la wadaagaan Somalia oo uu dhererkiisu dhan yahay 682 Kiilomitir. Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet ayaa sheegay inay Alshabaab bedeleen Taatikada dagaalka, isla markaana ay bilaabeen inay wada beegsadaan Saraakiisha Ammaanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa maareyn la’ inay ka hortagaan Weeraradda Joogtada ee ay Alshabaab ka fuliyaan gudaha dalkaasi, gaar ahaan Deegaanadda ku teedsan Xuduudka ay la wadaagaan Somalia oo uu dhererkiisu dhan yahay 682 Kiilomitir.

Taliyaha Boliska Kenya, Joseph Boinnet ayaa sheegay inay Alshabaab bedeleen Taatikada dagaalka, isla markaana ay bilaabeen inay wada beegsadaan Saraakiisha Ammaanka iyo dadka rayidka ah.

- Advertisement -

Hadalkiisa ayaa yimid, kadib, markii ay Alsshabaab ddhawaan weerareen Saldhig Bolis oo ku Deegaanka Diif, halkaasi oo ay Alshabaab u itaal sheegteen Ciiddankii ku sugnaa.

Weerarkaasi ayaa ah kii labaad ee ay Alshabaab sannadkan gudihiisa ku qaadaan Saldhigga Boliska ee Diif

Warbixin ka soo baxday Xarunta Dhexe ee Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay Alshabaab u itaal sheegteen Saraakiisha Boliska ee joogtay Diif, isla markaana ay Alshabaab qaateen ugu yaraan 20 qori iyo 13,300 oo rasaas ah.

- Advertisement -

Qoryaha la qaatay ayaa la sheegay inay ka mid yihiin 3 qoryaha Boobayaasha,  qoriga G3, hal nooca M60 iyo 3 qori nooca AK 47

Dhinaca kale, Xildhibaanka laga soo doorto Wajeerta Koonfureed, Abdillahi Diirite ayaa ku eedeeyey inaysan Ciiddanka Kenya waxba ka qabanin weeraradda Alshabaab ka geystaan Mandera iyo Wajeer.

Waxa uu intaasi ku daray inay Guuto ka tirsan Ciiddanka Kenya ku sugan yihiin meel 8 KM u jirta Degmadda Diif, isla markaana aysan ka jawaabin Weeraradda Alshabaab.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts