HomeWararQarax Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Lafoole (Sawirro)

Qarax Dad badan ay ku dhinteen oo ka dhacay Lafoole (Sawirro)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Inkabadan 14-qof ayaa ku dhintay tiro intaasi kabadana waa ay ku dhaawacmeen kadib qarax Miino oo qabsaday Gaari nuuca shacabka ay raacaan oo loo yaqaano hoomey kaas oo marayay deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid aad u xoog badan ayaa waxaa uu haleelay gaariga oo kasoo ambabaxay magaaladda muqdisho kuna wajahnaa Afgooye. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Inkabadan 14-qof ayaa ku dhintay tiro intaasi kabadana waa ay ku dhaawacmeen kadib qarax Miino oo qabsaday Gaari nuuca shacabka ay raacaan oo loo yaqaano hoomey kaas oo marayay deegaanka Lafoole ee duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo ahaa mid aad u xoog badan ayaa waxaa uu haleelay gaariga oo kasoo ambabaxay magaaladda muqdisho kuna wajahnaa Afgooye.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay Qaraxaan waxaa loo soo qaaday isbitaalada magaalada Muqdisho, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan dowladda.

Dadka dhintay waxaa ka mid ah Aabo iyo Labo caruur ah oo uu dhalay.

1 2 3 4 5 6 7

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts