HomeWararRoobab xoogan oo 4 qof ku dilay,19 kalena ku dhaawacay magaalada Hargeysa

Roobab xoogan oo 4 qof ku dilay,19 kalena ku dhaawacay magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinten 19 kalena ay ku dhaawacmen roobab xoogan oo ka da’ay magaalada Hargeysa. Roobab xoogan oo dabeylo watay ayaa ka hooray magaalada iyo deegaano hoos yimaada kuwaas oo khasaare geystay sida dadka deegaanka ay warbaahinta u sheegen. Dadkan dhintay waxay wararka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka ka imaanaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ugu yaraan 4 ruux ay ku dhinten 19 kalena ay ku dhaawacmen roobab xoogan oo ka da’ay magaalada Hargeysa.

Roobab xoogan oo dabeylo watay ayaa ka hooray magaalada iyo deegaano hoos yimaada kuwaas oo khasaare geystay sida dadka deegaanka ay warbaahinta u sheegen.

- Advertisement -

Dadkan dhintay waxay wararka sheegayan iney dhismooyin ku soo dumen kadib markii roobab xoogan ay da’en.

Warbaahinta qaar ayaa sheegeysa in roobabka ay soo riden geedad badan oo ku yiilay magaalada Hargeysa.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts