HomeWararMadaxweynaha oo xilkii ka qaaday Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya

Madaxweynaha oo xilkii ka qaaday Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday taliyaha nabad sugida Soomaaliya General Cabdiraxman Maxamed Tuuryare isaga oo si ku meel gaar ah xilkasi ugu magacaabay general Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo hore u ahaa agaasimihii waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu cadeeyay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xilkii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday taliyaha nabad sugida Soomaaliya General Cabdiraxman Maxamed Tuuryare isaga oo si ku meel gaar ah xilkasi ugu magacaabay general Cabdullaahi Gaafow Maxamuud oo hore u ahaa agaasimihii waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya.

Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha ayaa lagu cadeeyay in madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu xilkii ka qaaday general Tuuryare isaga oo tixgelinaya baahi ku saabsan isbedel lagu sameeyo hogaanka Hey’adda sirdoonka qaranka,islamarkaana  cuskanaya qodobada 87-aad iyo 90-aad ee Dastuurka KMG.

- Advertisement -

Hey’addaha amniga Soomaaliya ayaa dhawaan la kulmayay eedeymo badan oo loo soo jeediyay.

Tuuryare ayaa sido kale loo magacaabay la taliyaha gaarka ah ee wasiirka amniga Soomaaliya sida lagu cadeeyay wareegtada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts