HomeWararDEG DEG: Ciidamada Kenya oo sheegtay iney dilen ku dhawaad 21 dagaalame...

DEG DEG: Ciidamada Kenya oo sheegtay iney dilen ku dhawaad 21 dagaalame oo Al Shabab ah

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Wargeysyada Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay weerar gaadmo ahaa ku dilen ku dhawaad 21 dagaalame oo Al Shabab ka tirsan iyo taliyihii la socday. Wargeyska The Standard ayaa sheegaya in Weerarka oo ka dhacay deegaanka Hawina oo ku dhaw Dhoobley ay sido kale ciidamada Kenya ku soo qabsaden 71 qoryaha AK 47,5 bambo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeysyada Kenya ayaa sheegaya in ciidamada Kenya ay weerar gaadmo ahaa ku dilen ku dhawaad 21 dagaalame oo Al Shabab ka tirsan iyo taliyihii la socday.

Wargeyska The Standard ayaa sheegaya in Weerarka oo ka dhacay deegaanka Hawina oo ku dhaw Dhoobley ay sido kale ciidamada Kenya ku soo qabsaden 71 qoryaha AK 47,5 bambo iyo hub kale.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa shalay weerar xoogan oo gaadmo ahaa ku qaaday kolonyo ciidamada Kenya ah oo hub u soo waday xarun militari oo ay ku leeyihiin deegaanka Taabto balse waxa qabsaday weerarkasi.

Al Shabab guul ayay weerarka ka sheegatay waxa ayna warbaahinteeda tabiyen in gaari looga gubay weerarka ciidamada Kenya.

Weli dowlada Soomaaliya si rasmi ah ma aysan uga hadlin dagaalka oo shalay muddo ka badan seddex saacadood ka socda gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts