HomeWararUrurka Suxufiyiinta NUSOJ oo dib u howlgalay iyo QM oo soo dhawysay...

Ururka Suxufiyiinta NUSOJ oo dib u howlgalay iyo QM oo soo dhawysay (Sawiro)

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Xaflad lagu daah furayay dib u howlgalinta Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qeybgalen Saraakiil dowlada ka tirsan,suxufiyiin iyo Hey’addaha taageera warbaahinta Soomaalida. Munaasabada oo ay ka hadlen suxufiyiin rug cadaa ah iyo madax dowlada ka tirsan ayaa aad loogu amaanay noocii doorasho ee lagu soo doortay madaxda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaflad lagu daah furayay dib u howlgalinta Ururka Suxufiyiinta NUSOJ ayaa Maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho iyada oo ay ka qeybgalen Saraakiil dowlada ka tirsan,suxufiyiin iyo Hey’addaha taageera warbaahinta Soomaalida.

Munaasabada oo ay ka hadlen suxufiyiin rug cadaa ah iyo madax dowlada ka tirsan ayaa aad loogu amaanay noocii doorasho ee lagu soo doortay madaxda ururka NUSOJ oo noqotay doorasho taariikhi ah.

- Advertisement -

Dooraashada waxa markii ugu horeysay cododkooda dhiibtay ergooyin isaga kala yimid dhamaan gobolada dalka.

Hey’adaha Taageera Saxafaada oo ay ku jirto Hey’ada VIKES ayaa soo dhaweyay doorashada,dhinaca kale Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM ayaa soo dhaweeyay dib u howlgalinta Ururka NUSOJ.

Findland ilka moalimuu nusoj oneeeeeee sdede yeah twooo nusoj

- Advertisement -

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts