HomeWararDhalinyaro Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka

Dhalinyaro Soomaali ah oo lagu maxkamadeynayo dalka Mareykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Maxkamadeynta dhalinyaro Soomaali ah ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka,kuwaas oo loo heysto iney taagerayen kooxda Daacish islamarkaana ay isku dayen iney dilal ka geystan meelo ka baxsan wadankasi sida aan ka soo xiganay VOA. Cabdiraxmaan Bashiir oo ah wiil Soomaali ah oo heysta Mareykanka ayaa maxkamada shalay ka cadeeyay in markii hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadeynta dhalinyaro Soomaali ah ayaa weli ka socota magaalada Minneapolis ee dalka Mareykanka,kuwaas oo loo heysto iney taagerayen kooxda Daacish islamarkaana ay isku dayen iney dilal ka geystan meelo ka baxsan wadankasi sida aan ka soo xiganay VOA.

Cabdiraxmaan Bashiir oo ah wiil Soomaali ah oo heysta Mareykanka ayaa maxkamada shalay ka cadeeyay in markii hore uu damacsanaa inuu ku biiro kooxda Daacish ee Siiriya balse uu markii dambe go’aansaday inuu la shaqeeyo hey’adad dambi baarista ee FBI.

- Advertisement -

Guuled Cali Cumar ayaa kamid ah dhalinyarada loo heysto iney doonayen iney ku biiran kooxda Daacish,waxaana arintasi beenisay hooyada wiilkasi oo goob joog ka ahayd dhageysiga dacwada maalintii Isniinta.

Faadumo Cabdullahi Xuseen oo ah Hooyada dhashay Guuleed waxa ay rajeyneysaa in wiilkeeda uusan marnaba la xiriirin Daacish iyada oo wanaag u rajeysay wiilkeeda sida ay ku sheegtay wareysi ay siisay VOA.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts