HomeWararDEGDEG: Raashiya oo diyaar u ah inay qalabeeyaan Ciiddanka Ammaanka ee Somalia.

DEGDEG: Raashiya oo diyaar u ah inay qalabeeyaan Ciiddanka Ammaanka ee Somalia.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Sergei Lavrov ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay garwaaqsadaan Codsi ka soo gaaray Dowladda Federalka Somalia, si loo hubeeyo Ciiddanka Ammaanka ee dagaalka kula jira waxa uu ugu yeeray Kooxaha Argagixisadda. Wasiirka ayaa hadalkaasi jeediyey, kadib, markii uu maanta la kulmay Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Raashiya, Sergei Lavrov ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay garwaaqsadaan Codsi ka soo gaaray Dowladda Federalka Somalia, si loo hubeeyo Ciiddanka Ammaanka ee dagaalka kula jira waxa uu ugu yeeray Kooxaha Argagixisadda.

Wasiirka ayaa hadalkaasi jeediyey, kadib, markii uu maanta la kulmay Ra’isul-wasaaraha Xukuumadda Federalka, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo booqasho rasmi ah ku jooga caasimadda dalka Raashiya ee Mosko.

- Advertisement -

Sergei Lavrov  waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Federalka iska kaashan doonaan Iskaashiga dhinaca Milliteriga.

“Waxaan ogahay inta aad ku guda-jirtay booqashadda aad ku joogtid Raashiya  inaad doonayso in laga wada hadlo sidii loo qalabayn lahaa Ciiddanka Ammaanka Somalia, taasi oo lama huraan u ah La-dagaalanka Argagixisadda” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Dibedda Raashiya.

Wasiir Sergei Lavrov waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Raashiya diyaar u tahay inay ka baaraan degaaan codsiga Dowladda Federalka, oo uu xusay inuu waafaqsan yahay Danaha Beesha Caalamka iyo Go’aanadda Golaha Ammaanka ee QM.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts