HomeWararMadaxweynaha Talyaaniga oo Masiibo ku tilmaamay boqolaalka Tahriibayaasha Soomaalida ku geeriyootay Badda.

Madaxweynaha Talyaaniga oo Masiibo ku tilmaamay boqolaalka Tahriibayaasha Soomaalida ku geeriyootay Badda.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Madaxweynaha Talyaaniga, Sergio Matterella, ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad shalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Rome, oo uu Abaalmarino ku guddoonsiiyey Shaqsiyaad. Waxaana uu tilmaamay inay “Masiibo Tahriib” tahay geerida boqolaalka Tahriibayaasha, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay  Dowladaha Midowga Europe inay qaadaan tallaabo, si looga hortago inay mar kale masiibo ka dhacdo Badda Mediterranean-ka. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Talyaaniga, Sergio Matterella, ayaa hadalkaasi ka sheegay Munaasabad shalay ka dhacday caasimadda dalkaasi ee Rome, oo uu Abaalmarino ku guddoonsiiyey Shaqsiyaad.

Waxaana uu tilmaamay inay “Masiibo Tahriib” tahay geerida boqolaalka Tahriibayaasha, wuxuuna sheegay in loo baahan yahay  Dowladaha Midowga Europe inay qaadaan tallaabo, si looga hortago inay mar kale masiibo ka dhacdo Badda Mediterranean-ka.

- Advertisement -

Hadalkiisa ayaa yimid, kadib, markii ku-dhawaad 400 Tahriibayaal u badan Soomaali geeriyoodeen, kadib, markii ay badda ku lumen, xilli ay ka soo shiraacdeen Xeebaha Masar, kuan soo jeedeen Europe.

Warbaahinta Talyaaniga waxay sheegeen inay Tahriibayaashaasi oo badankooda Somali ahaa ku safrayeen 4 dooni, kuwaasi oo la sheegay inay ku degeen meel ku dhow Badda dalka Masar.

Danjiraha Somalia u jooga Masar, waxa uu sheegay in la la’ yahay ku-dhawaad 400 Tahriibayaal u badan Somalia, iyadoo la soo badbaadiyey 29 qof oo keliya.

- Advertisement -

Danjiraha oo Wareysi siiyey Laanta Afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in dadka geeriyooday isugu jireen Somali, Ethiopian iyo Eritrean.

Warkan ku saabsan Tahriibayaasha Soomaalida ee geeriyootay waxaa markii ugu horresay habeenkii Axadda baahisay Laanta Afka Carabiga ee BBC-da.

Waa shilkii Labaad ee ay boqolaal Tahriibayaal ku geeriyoodaan, iyadoo in ka badan 700 Tahriibayaal ah ay sannad ka hor ku geeriyoodeen Markab ku degay meel ka baxsan Jesiiradda Sishiliya.

400+ migrants fleeing Somalia, Ethiopia & Eritrea reportedly drowned heading Egypt to Libya. https://t.co/iOAri5eafv pic.twitter.com/GluznKvgL0

— Kenneth Roth (@KenRoth) April 18, 2016

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts