HomeWararQarax ay dad ku geeriyoodeen oo ka dhacay Afgooye

Qarax ay dad ku geeriyoodeen oo ka dhacay Afgooye

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ilaa 3 qof oo labo ka mid Askar ahaayeen ayaa ku geeriyootay qarax bam gacmeed lagu weeraray Suuqa Xoolaha ee Degmadda Afgooye ee Gobalka Sh/hoose. Maleeshiyo hubeysan ayaa bamka ku tuurtay Suuqa, xilli uu si habsami leh u socday Kala-iibsiga Xoolaha, oo maalinta Arbacadda loo soo iib geeyo Suuqaasi, waxayna Maleeshiyadda beegsadeen Askari canshuur ka […]

- Advertisement -
Ilaa 3 qof oo labo ka mid Askar ahaayeen ayaa ku geeriyootay qarax bam gacmeed lagu weeraray Suuqa Xoolaha ee Degmadda Afgooye ee Gobalka Sh/hoose.
Maleeshiyo hubeysan ayaa bamka ku tuurtay Suuqa, xilli uu si habsami leh u socday Kala-iibsiga Xoolaha, oo maalinta Arbacadda loo soo iib geeyo Suuqaasi, waxayna Maleeshiyadda beegsadeen Askari canshuur ka qaadaysay Ganacsatadda Xoolaha u iib keensatay Suuqa.
Dhinaca kale, dhowr qof ayaa ku dhaawacantay qaraxaasi oo ay dadku isla dhex marayaan inuu ahaa Bam-gacmeed ama Miino nooca la hago oo lagu aasay bartamaha Suuqaasi.
Sidoo kale, qaraxa waxa uu waxyeelo dhimasho iyo dhaawac soo gaarsiiyey xoolo ka mid ahaa kuwii iibka loo keenay Suuqa Afgooye.
Ma jirto dad loo soo qabtay qaraxaasi, waxaynaCiiddankii ku sugnaa Suuqa  fureen rasaas, markii uu qaraxu dhacay.
afgooye
@Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts