HomeWararCiiddanka Jarmalka ee jooga Xeebaha Somalia oo xilliga loo kordhiyey.

Ciiddanka Jarmalka ee jooga Xeebaha Somalia oo xilliga loo kordhiyey.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Golaha Wasiiradda ee dalka Jarmalka ayaa ansixiyey qorshe xilliga loogu kordhiyey Ciiddankooda ka jooga meelaha ka baxsan Xeebaha Somalia. Afhayeenka Xukuumadda Jarmalka, Steffen Seibert ayaa tilmaamay inay Ciiddanka Jarmalka sii joogi doonaan Xeebaha Somalia tan iyo inta laga gaarayo bisha May 31-da ee sannadka 2017-ka. Barlamaanka Jarmalka ayaa la filayaa inay ansixiyaan Xilli-kordhintaasi, iyadoo Ciiddanka Jarmalka u joogaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiiradda ee dalka Jarmalka ayaa ansixiyey qorshe xilliga loogu kordhiyey Ciiddankooda ka jooga meelaha ka baxsan Xeebaha Somalia.

Afhayeenka Xukuumadda Jarmalka, Steffen Seibert ayaa tilmaamay inay Ciiddanka Jarmalka sii joogi doonaan Xeebaha Somalia tan iyo inta laga gaarayo bisha May 31-da ee sannadka 2017-ka.

- Advertisement -

Barlamaanka Jarmalka ayaa la filayaa inay ansixiyaan Xilli-kordhintaasi, iyadoo Ciiddanka Jarmalka u joogaan Xeebaha Somalia Hawlgalka Caalamiga ee  Ciiddanka Badda ee dalalka Midowga Europe ee loogu talagalay inay kula dagaalamaan Kooxaha Burcad-baddeeda afduubka u geysata Maraakiibta Ganacsiga iyo kuwa Dalxiiska ee isticmaala Baddaha Somalia.

Dhinaca kale, Ciiddanka Jarmalka oo tan iyo sannadkii 2008-dii joogtay Xeebaha Somalia ayaa la qorsheynayaa in sannadka soo socda la dhimo tiradooda, oo haatan dhan 650-Askari.

Waxaana lagu soo koobi doono 600 Askari, sida ay baahisay Wakaalladda Wararka Jarmalka ee DPA.

- Advertisement -

@Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts