HomeWararWasiiradda Arrimaha dibedda ee Islaamka oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia.

Wasiiradda Arrimaha dibedda ee Islaamka oo ka wada hadlay Xaalladda Somalia.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirweyne xilliyeedka 13-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Islaamka ayaa shalay ka furmay magaalladda Istanbul ee dalka Turkiga. Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka, Dr. Iyaad Bin Amiin Madami oo ka hadlay Furitaanka Shirkaasi ayaa ku booriyey Wasiiradda inay diiradda saaraan dhibaatooyinka haysta dalalka Islaamka, gaar ahaan Somalia, Syria, Libya, Yemen, Falastiin iyo Afganistan, La-dagaalanka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirweyne xilliyeedka 13-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibedda ee dalalka Islaamka ayaa shalay ka furmay magaalladda Istanbul ee dalka Turkiga.

Xoghayaha Guud ee Ururka Iskaashiga Islaamka, Dr. Iyaad Bin Amiin Madami oo ka hadlay Furitaanka Shirkaasi ayaa ku booriyey Wasiiradda inay diiradda saaraan dhibaatooyinka haysta dalalka Islaamka, gaar ahaan Somalia, Syria, Libya, Yemen, Falastiin iyo Afganistan, La-dagaalanka Argagixisadda, Islaam-nacaybka iyo dhibaatadda haysata Qaxootiga.

- Advertisement -

Shirka Wasiiradda Arrimaha dibedda ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo socon doona tan iyo bishan April 15-da waxay kaloo ka arrinsan doonaan Qorshe-sannadeedka 10-ka sanno ee soo socoto, laga bilaabo sannadkan 2015-ka ilaa 2025-ka.

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Maalgashiga ee Dowladda Federalka, C/salaam Cumar Hadliye oo Kulankaasi ka qeyb galyo waxa uu Kulan Khaas ah la yeeshay dhigiisa dalka Qatar, Sheikh Maxamed Bin Abdirahman Althani oo ay ka wada hadleen Xiriirka Somalia iyo Qatar iyo Danaha Labada Waddan.

OIC ISTANBUL

- Advertisement -

@Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts