HomeWarar(Akhriso): War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wada-tashiga Qaranka

(Akhriso): War-murtiyeedka ka soo baxay Madasha Wada-tashiga Qaranka

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Dowlad-gobaleedyadda ayaa barqanimaddii maanta soo gebagebeeyey Kulamo Wada-tashi oo ay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda “Villa Somalia” ee magaalladda Muqdisho. Madaxda waxay si wadajir ah u soo saareen War-murtiyeed u muuqda inay si wadajir ah isku af-garteen, waxayna inta badan diiradda saareen Nidaamka Doorashooyinka soo socda, Guddiyadda loo xil-sarayo  iyo Qaabka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxda Dowladda Federalka iyo kuwa Dowlad-gobaleedyadda ayaa barqanimaddii maanta soo gebagebeeyey Kulamo Wada-tashi oo ay ku lahaayeen Xarunta Madaxtooyadda “Villa Somalia” ee magaalladda Muqdisho.

Madaxda waxay si wadajir ah u soo saareen War-murtiyeed u muuqda inay si wadajir ah isku af-garteen, waxayna inta badan diiradda saareen Nidaamka Doorashooyinka soo socda, Guddiyadda loo xil-sarayo  iyo Qaabka lagu soo xulayo Xildhibaanadda cusub ee Labada Aqal ee Barlamaanka Federalka.

- Advertisement -

Nuqul ka mid ah War-murtiyeedka oo la soo gaarsiiyey Radio Dalsan ayaa u qornaa sidatan:-

WAR MURTIYEEDKA1 WAR MURTIYEEDKA2

WAR MURTIYEEDKA3

- Advertisement -

SAWIR 2 SAWIR 1

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts