HomeWararDiyaaradaha Kenya oo duqeeyay Degmadda Baardheere

Diyaaradaha Kenya oo duqeeyay Degmadda Baardheere

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Diyaaradaha Kenya ayaa maanta duqeeyay deegaano kamida degmada Brdheere ee Gobolka Gedo. laba diyaarad ayaa fuliyay duqeentaasi ka dhacday Baardheere. Lama oga khasaaraha ka dhashtay duqeentaasi. duqeenta diyaarada dowladda Kenya ay ka geesteen degmadda Baardheere ayaa kusoo beegmaysaa xilli Xalay dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab ay weerar ka geesteen Degmadda Mandhera ee dalka Kenya.  

- Advertisement -
- Advertisement -

Diyaaradaha Kenya ayaa maanta duqeeyay deegaano kamida degmada Brdheere ee Gobolka Gedo.

laba diyaarad ayaa fuliyay duqeentaasi ka dhacday Baardheere.

- Advertisement -

Lama oga khasaaraha ka dhashtay duqeentaasi.

duqeenta diyaarada dowladda Kenya ay ka geesteen degmadda Baardheere ayaa kusoo beegmaysaa xilli Xalay dagaalyahano ka Tirsan Alshabaab ay weerar ka geesteen Degmadda Mandhera ee dalka Kenya.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts