HomeWararDowladda Masar oo soomaaliya ka caawineysa dagaalka al shabab

Dowladda Masar oo soomaaliya ka caawineysa dagaalka al shabab

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Dowladda Masar ayaa sheegtay in dowladda soomaaliya ay ka caawin doonto ladagaalanka Xarakada Shabab ee soomaaliya.

Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay yihiin dal walaala ah, saasi dartedna ay kala shaqeyn doonaan dagalka ay kula jiraan al shabab.

Sidoo kele C/fitaax Sisi, ayaa amaanay doorka dowlada soomaaliya ay ku leedahay nabada iyo deeganaashaha soomaaliya.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar, oo shalay ku kulmay magaalada Sharma El-sheikh, ayaa waxaa kaloo ay isla soo qaadeen arimo farabadan, sida xiriirka labada dal iyo la dagaalanka Argagixisada.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa magaalada Sharma El-sheikh, waxay uga qeyb galayaan shir ku saabsan dib u dhiska dhaqaalaha dalka Masar.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories