HomeWararWafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka kusoo laabtay

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo dalka kusoo laabtay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu kasoo qeyb galay shir looga hadlayo dhaqaalaha iyo Maalgashiga kaas oo ka dhacay Dalka Masar. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya. Madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu kasoo qeyb galay shir looga hadlayo dhaqaalaha iyo Maalgashiga kaas oo ka dhacay Dalka Masar.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdigiisa ayaa waxaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa waxaa uu Amaanay dowladda Masar sida ay u garab taagan tahay dowladda Soomaaliya Waxaa uu tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay waxbadan ka soo Faa’iiday shirka lagu soo gabagabeeyay magaalada Sharm El Sheik.

Dowladda Soomaaliya ayaa xusul duub ugu jirta sidii beesha caalamka ay kaga qeyb qaadan lahaayeen Horumarka dalka uu hiigsanaayo.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts