HomeWararDowladda Masar oo soomaaliya ka caawineysa dagaalka al shabab

Dowladda Masar oo soomaaliya ka caawineysa dagaalka al shabab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Masar ayaa sheegtay in dowladda soomaaliya ay ka caawin doonto ladagaalanka Xarakada Shabab ee soomaaliya. Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay yihiin dal walaala ah, saasi dartedna ay kala shaqeyn doonaan dagalka ay kula jiraan al shabab. Sidoo kele C/fitaax Sisi, ayaa amaanay doorka dowlada soomaaliya ay ku leedahay nabada iyo deeganaashaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Masar ayaa sheegtay in dowladda soomaaliya ay ka caawin doonto ladagaalanka Xarakada Shabab ee soomaaliya.

Madaxweynaha Masar ayaa sheegay in dowlada soomaaliya ay yihiin dal walaala ah, saasi dartedna ay kala shaqeyn doonaan dagalka ay kula jiraan al shabab.

- Advertisement -

Sidoo kele C/fitaax Sisi, ayaa amaanay doorka dowlada soomaaliya ay ku leedahay nabada iyo deeganaashaha soomaaliya.

Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Masar, oo shalay ku kulmay magaalada Sharma El-sheikh, ayaa waxaa kaloo ay isla soo qaadeen arimo farabadan, sida xiriirka labada dal iyo la dagaalanka Argagixisada.

Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi ballaaran uu hogaaminayo, ayaa magaalada Sharma El-sheikh, waxay uga qeyb galayaan shir ku saabsan dib u dhiska dhaqaalaha dalka Masar.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts