HomeWararFaahfaahin: Ugu yaraan 7 ruux oo ku geeriyootay Qarax ismiidaamin ah oo...

Faahfaahin: Ugu yaraan 7 ruux oo ku geeriyootay Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Gaalkacyo

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay dad kale oo intaasi ka badana wey ku dhaawacmen qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Hotelka Unlaye ee Magaalada Galkacyo. Dadka Qaraxa ku dhintay Waxaa kamid ah Xisaabiyihii guud ee Wasaarada Maaliyada Puntland ee gobolka Mudug Siciid Cali Yuusuf (Gaadayare ) iyo Xasan Ruush oo hore wasiirka Warfaafinta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 7 ruux ayaa ku geeriyootay dad kale oo intaasi ka badana wey ku dhaawacmen qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Hotelka Unlaye ee Magaalada Galkacyo.

Dadka Qaraxa ku dhintay Waxaa kamid ah Xisaabiyihii guud ee Wasaarada Maaliyada Puntland ee gobolka Mudug Siciid Cali Yuusuf (Gaadayare ) iyo Xasan Ruush oo hore wasiirka Warfaafinta uga soo noqday Maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Sido kale dadkasi waxa kamid nin da’ahaa oo aragga la’ oo la sheegay inuu dhaqtar u socday marka qaraxa uu dhacay.

Ninka is qarxiyay ayaa la sheegay inuu salaamay Allaha u naxariistee Gaadayare ka hor inta uusan isaga isqarxin sida ila wareedyo ay Radio Dalsan u sheegen.

Ciidamada Amniga Puntland ayaa goobta gaaray haddaba wararka arintaasi la xiriira waxa inoo haya wariye Xasan Anteenna oo ku sugan Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso Wareysi uu Abuukar Dayax la yeeshay Xasan Antenna:-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts