HomeWararDEG DEG: Qarax xoogan oo laga maqlay Magaalada Gaalkacyo

DEG DEG: Qarax xoogan oo laga maqlay Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Qarax xoogan laga maqlay Magaalada Gaalkacyo. Waxa jira warar sheegaya in qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyay goob dad badan ay isugu yimaadan oo u dhaxeysa Hoteelada Capital iyo Unlaaye ee Magaalada Gaalkacyo. Weli lama ogga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay weerarka,waxa ku soo […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Qarax xoogan laga maqlay Magaalada Gaalkacyo.

Waxa jira warar sheegaya in qof waxyaabaha qarxa isku soo xiray uu isku qarxiyay goob dad badan ay isugu yimaadan oo u dhaxeysa Hoteelada Capital iyo Unlaaye ee Magaalada Gaalkacyo.

- Advertisement -

Weli lama ogga khasaaraha rasmiga ee ka dhashay weerarka,waxa ku soo kordha warkan halkan ayaad kala socon doontan insha allaah.

Latest stories