HomeWarar(WAR SAXAAFDEED): Garabyadda Hoggaankii NUSOJ oo lagu baaqay inaan lala shaqeynin.

(WAR SAXAAFDEED): Garabyadda Hoggaankii NUSOJ oo lagu baaqay inaan lala shaqeynin.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Isku-xilqaamay Xalinta Khilaafka Hoggaaminta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia  (NUSOJ) ayaa maanta soo saaray War-Saxaafadeed ay ku sheegeen inaan lala shaqeynin Maxamed Ibraahim Pakistan iyo Cumar-faaruuq Cismaan oo iyagu isku haysta Xilka Xoghayaha Guud ee NUSOJ. Khilaafka Labaa Mas’uul  waxa uu soo taxnaa muddo dhowr sanno ah, iyadoo uu Mas’uul kasta sheeganayo inuu yahay Xoghayaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Isku-xilqaamay Xalinta Khilaafka Hoggaaminta Ururka Suxufiyiinta Qaranka Somalia  (NUSOJ) ayaa maanta soo saaray War-Saxaafadeed ay ku sheegeen inaan lala shaqeynin Maxamed Ibraahim Pakistan iyo Cumar-faaruuq Cismaan oo iyagu isku haysta Xilka Xoghayaha Guud ee NUSOJ.

Khilaafka Labaa Mas’uul  waxa uu soo taxnaa muddo dhowr sanno ah, iyadoo uu Mas’uul kasta sheeganayo inuu yahay Xoghayaha Guud ee NUSOJ.

- Advertisement -

Guddiga Xalinta Khilaafaadka Hoggaanka NUSOJ waxay sheegeen inay xaliyaan Khilaafka Shaqsiyadeed ee uu dhexeeyey Maxamed Pakistan iyo Cumar-faaruuq waa sida lagu xusay War Saxaafadeed ay Guddigaasi soo saareen oo nuqul ka mid ah la soo gaarsiiyey Radio Dalsan.

Guddiga waxay ugu baaqeen Dowladaha iyo Ururadda Calaamiga ee taageera Saxafaadda Somalia inaysan la macaamilin Garabyadda Hoggaanka NUSOJ.

War Saxaafadeedka waxaa lagu xusay in Toddobaadka dambe la qaban doono Wejiga Labaad ee Wada-xaajoodka si ay Suxufiyiinta uga tashadaan sidii loo dooran lahaa Hoggaanka cusub ee NUSOJ.

- Advertisement -

Dhowr qof ayaa la hadal-hayaa inay isku soo taagi doonaan xilka Xoghayaha Guud ee NUSOJ, mana kala cadda qofka ku guuleysan doona Doorashadaasi oo ay Ergooyin Suxufiyiin ah u cod bixin doonaan.

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts