HomeWararSoomaaliya oo si buuxda ula wareegtay hoggaaminta qaab dhismeedka howlgalka cusub ee...

Soomaaliya oo si buuxda ula wareegtay hoggaaminta qaab dhismeedka howlgalka cusub ee AUSSOM.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka howlaha Soomaaliya ee Midowga Afrika. Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa cadeysay in dowladda federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegtay hoggaaminta qaab dhismeedka howlgalka cusub ee AUSSOM. Midowga Afrika ayaa hoosta ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgelinta howlgalka cusub ee AUSSOM ayaa ugu horeyn u mahadcelisay Guddiga isku xirka howlaha Soomaaliya ee Midowga Afrika.

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa cadeysay in dowladda federaalka Soomaaliya ay si buuxda ula wareegtay hoggaaminta qaab dhismeedka howlgalka cusub ee AUSSOM.

- Advertisement -

Midowga Afrika ayaa hoosta ka xariiqay in uu si dhow ula shaqeyn doono dhammaan dalalka ay ka socdaan ciidamada AUSSOM, halka wada-hawlgalayaasha ay ka socdaan ciidamada ka qeyb gelaya howlgalka ay dowladda federaalka u xaqiijiyeen taageeradooda geeddi socodka nabadda Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn uga mahad-naqday naf-hurnimadii ay Ciidamada Midowga Afrika u muujiyeen, gaar ahaan howlgalladii AMISOM iyo ATMIS oo dalka ka howlgelaayey 17-kii sano ee la soo dhaafay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts