HomeWararDowladda Soomaaliya oo howlgal Culus ka fulisay Gobolka Shabeellaha dhexe

Dowladda Soomaaliya oo howlgal Culus ka fulisay Gobolka Shabeellaha dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xubno sare oo ka tirsan AS oo gaaraya 27 xubnood in lagu dilay tiro kalana lagu dhaawacay. Qoraal lagu baahiyay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgal Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. Howlgalkan oo ahaa mid bartilmaameed […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda  Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay xubno sare oo ka tirsan AS oo gaaraya 27 xubnood in lagu dilay tiro kalana lagu dhaawacay.

Qoraal lagu baahiyay warbaahinta Dowladda ayaa lagu sheegay in howlgal Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ay ka sameeyeen deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe.

- Advertisement -

Howlgalkan oo ahaa mid bartilmaameed ah ayaa lagu afjaray dagaalamaayal ka tirsan AS oo isku aruuriyay deegaanno kala duwan isla markaana loo diyaarinayay in ay falal amni darro fuliyaan.

Howlgalka oo qaatay in ka badan 12 saacadood ayaa sidoo kale lagu burburiyay gaadiid dagaal iyo saanad ciidan, waxaana NISA ay sheegtay in howlgalku ku soo dhammaaday guul.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts