HomeWararKalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno

Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Puntland oo diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, ayaa waxaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno ay soo jeedinayaan 5 ka mid ah guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaas oo dhawaan kormeerro ku sameeyey hay’adaha Dawladda iyo gobollada dalka. Guddiyada ayaa kala ah: Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah Guddiga Amniga iyo Nabadgelyadda Guddiga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Fadhiga 5-aad ee Kalfadhiga 55-aad ee Golaha Wakiillada Dawlad Goboleedka Puntland, ayaa waxaa diiradda lagu saaray dhageysiga warbixinno ay soo jeedinayaan 5 ka mid ah guddiyada Golaha Wakiillada, kuwaas oo dhawaan kormeerro ku sameeyey hay’adaha Dawladda iyo gobollada dalka.

Guddiyada ayaa kala ah:

  1. Guddiga Arrimaha Deegaanka & Kheyraadka Dabiiciga ah
  2. Guddiga Amniga iyo Nabadgelyadda
  3. Guddiga Siyaasadda, Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha & Xiriirka Caalamiga ah
  4. Guddiga Maaliyadda, Dhaqaalaha iyo Xisaabaadka
  5. Guddiga Arrimaha Bulshada, Dhaqanka, Warfaafinta iyo Isgaarsiinta

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts