HomeWararWararkii ugu dambeeyay ee weerarka Xisbullah ay ku qaadday Israa'iil iyo khasaaraha...

Wararkii ugu dambeeyay ee weerarka Xisbullah ay ku qaadday Israa’iil iyo khasaaraha ka dhashay

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo Israa’iiliyiin ah, tiro kalena waa lagu dhaawacay. Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 7 qof ay si xun ugu dhaawacmeen duqeynta oo lagu garaacay saldhig ku yaalla koonfurta magaalada Haifa. Waa mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo Israa’iiliyiin ah, tiro kalena waa lagu dhaawacay.

Milatariga Israa’iil ayaa sheegay in 7 qof ay si xun ugu dhaawacmeen duqeynta oo lagu garaacay saldhig ku yaalla koonfurta magaalada Haifa.

- Advertisement -

Waa mid ka mid ah weerarradii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado goob ay Israa’iil leedahay tan iyo colaaddii soo bilaabatay sanadkii lasoo dhaafay.

Xisbullah ayaa sheegtay in ay ridday tobanaan gantaal si ay u mashquuliyaan nidaamka difaaca hawada, iyadoo isla mar ahaantaana ay soo rideen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn.

Bayaan ka soo baxay kooxda ayaa ku hanjabay weeraro kale haddii aysan Israel joojin weerarrada ay ka wado Lubnaan, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan kun qof.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts